FeaturedSomali News

10-ka arday ee ugu sarreysa Imtixaanka dugsiyada sare ee Soomaaliya oo lashaaciyay.

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka Qaranka ee laga qaaday ardada dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.

25,177 arday, ayaa baasay Imtixaanka, halka ay hareen 8,550-arday.

10-ka arday ee ugu sarraysa Imtixaanka shahaadiga ah ee heer Qaran ayaa kala ah.

 

1-Sayid-cumar C/raxmaan Colaad Cali oo ka baxay dugsiga jaabir binu Xayaan kuna baasay 92.43%.

2- Cabdullaahi Ciise Siyaad oo ka baxay dugsiga Axmed Gureey, kuna baasay 92%.


3-Sahra Cabdullaahi Abuukar oo ka baxday dugsiga Mucasar science kuna baastay 91.93%.


4- Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar oo ka baxday dugsiga Mujamac Yaaqshiid kuna baasay 91.86%.


5-Cabdinuur Xuseen Maxamed oo ka baxay dugsiga Maxamuud Xarbi kuna baasay 91.836%.


6-Fardoawsa Maxamed Maxamuud oo ka baxday dugsiga waaberi Gaalkacyo kuna baastay 90.43%.


7-Fawdsa Daahir Cali oo ka baxday dugsiga Al-anwaar sare kuna baastay 90.43%.


8-Cabdifitaax Cabdulaadir Axmed oo ka baxay dugsiga Ablaal Guriceel kuna baasay 90.29%.


9-Safiyo Maxamed Nuur Maxamed oo ka baxday dugsiga Baidoa kuna baastay PS 90.14%.


10-Faadumo Axmed Cali oo ka baxday Imaamushaafici kuna baastay 90.14

 

Halkan ka akhriso faahfaahinta

 

Back to top button