110 Milyan Doolar oo ku maqan Miisaaniyadda laba sano ee Xukuumadii Cumar C/rashiid [Yaa loo heystaa..?]

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa qarxiyay fadeexad ku saabsan lacago fara badan oo ka maqan miisaaniyadda xukuumadii hore. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in Miisaaniyadii sanadkii 2015 aan xisaabteeda la xirin ayna ka maqan tahay lacag dhan 14 Milyan oo Doolar, sidoo kalena miisaaniyadda 2016 … Continue reading 110 Milyan Doolar oo ku maqan Miisaaniyadda laba sano ee Xukuumadii Cumar C/rashiid [Yaa loo heystaa..?]