DEGDEG: Dowladda Soomaaliya oo xiriirkii diblomaasi u jartay dalka Iiraan
Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirkii Diblomaasi u jartay dalka Iiraan, kadib shir ay yeesheen Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya maanta oo Khamiis ah 7-da Janaayo 2016 ayaa go’aan lagu gaaray in Soomaaliya ay qaadato tallaabadan iyadoo loo yeeray safiirkii Soomaaliya u joogay dalka Iiraan, isla markaana lagu amray safaaradda Iiraan iyo diblomaasiyiinta ka jooga dalka inay degdeg … Continue reading DEGDEG: Dowladda Soomaaliya oo xiriirkii diblomaasi u jartay dalka Iiraan
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed