Wiil uu dhalay Imaam Maxamuud oo la wareegay duubkii Imaamnimo ee Beesha Mudulood
Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka mid Durriyadda reer Imaam Cumar ee Duubka Mudulood ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq uu doonayo inuu ciriiri ku geliyo, xilka duubnimada kala wareego Imaamka xilka sii haya ee Imaam Maxamud Yuusuf. Daahir ayaa dhowaan saxaafadda u sheegay inuusan adeerkiisa xilkaasi heyn karin, siiba xilligan kala guurka ah ee ay dhismayaan … Continue reading Wiil uu dhalay Imaam Maxamuud oo la wareegay duubkii Imaamnimo ee Beesha Mudulood
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed