DAAWO VIDEO: Sheekh Atam oo dowladda Soomaaliya u dhoofisay dalka Qatar

Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee Buuraha Galgala degaanada Puntland oo isu dhiibay dowladda Soomaliya sanadkii 2014 ayaa u duulay dalka Qatar ee khaliijka ku yaala kaasoo ka mida heshiis dowlada Soomaaliya iyo Qatar wadagaleen oo la filayo inuu iska halkaas tago Sheekh Xasan Daahir Aweys. Wareysi uu la yeeshay  Telefishinka Soomaaliga ee Universal … Continue reading DAAWO VIDEO: Sheekh Atam oo dowladda Soomaaliya u dhoofisay dalka Qatar