FeaturedSomali News

Madasha xisbiyadu maxay ka tiri qodobadii kasoo baxay shirkii muqdisho ? | Akhri Xogtan.

Madasha xisbsiyada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray qodobadii kasoo shirkii looga hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Madashu waxa ay ku baaqay in dhakhso hesiis looga gaaro guddiga heer federal ee doorashooyinka oo dhismahooda uu dhigayo qodob kamida kawa kasoo baxay shirka.

Halkan ka akhriso war-murtiyeedka kasoo baxay madasha xisbiyada Qaran.

 

 

Back to top button