FeaturedSomali News

Liiska magacyada guddi wasiirro ubadan oo loo saaray dhibaato ciidammada Kenya ka geysteen Ceel-waaq.

 

Dawladda goboleeka Jubbaland,  ayaa guddi ka kooban wasiirro  iyo taliska ciidammada u saartay  baaritaan lagu sameeyo dilal ciidamada millateriga ee  Kenya, ay maalintii Arbacada ka gaysteen deegaanka Yadoo, oo hoos-taga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

 

Ciiddamada Kenya, ayaa deegaankaas ku laayay dhalinyaro Soomaaliyeed oo goob isugu yimi, waxaana arrintaasi ay markii dambe sababtay muddo haraad xoogan oo ay dhigeen shacabka Soomaaliyeed ee deegaankaas ku dhaqan.

 

Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland,ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddigan, oo shan xubnood ka kooban.

Halkan ka akhri digreetada lagu magcaabay guddiga.

Back to top button