FeaturedSomali News
Maxay kala yihiin saddexda su’aalood ee uu ka gaabsaday madaxweyne Farmaajo ?

Madaxweyne Farmaajo, ayaa ka gaabsaday in uu jawaab ka bixiyo dhawr su’aalood oo muhiim ah kana mid ahaa kuwii lagu wadiiyay dood-cilmiyeed sitoosa looga daawanayay talafeeshinka.
Saddex su’aalood oo loo arkayay in ay muhiim yihiin ee uu ka gaabsaday madaxweye Farmaajo, ayaa kala ahaa.
- 13-kii kursi ee metelaadda gobolka Banaadir.
- Arrinta xildhibaannada laga soo doorto Sool iyo Sanaag.
- Iyo kiiskii dhiibista Qalbi dhaqax.
Dhaamman su’aalahaas, ayaa ku adkaaday in uu ka jawaabo madaxweyne Farmaajo oo si toos su’aalo ay u waydiinayeen dad lasoo xulay oo ka qayb galayay dood-cilmiyeed uu soo qaban qaabiyay machadka Raas ee Filanqeynta arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha.