Somali News

4 qodob oo laysku diidanyahay, miyaa shirka ka dhigay mid aan waxba kasoo bixin ? | Akhri Xogtaan.

shirka  looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka oo maalintii saddexaad  kasocda magaalada Muqdisho, ayaan ilaa hadda wax go’aan ah laga soo saarin.
 
 

Madaxweynayaasha maamul goboleedyada badankooda, ayaa kasoo horjeeda  ilaa afar qodob oo kamida qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusa-mareeb 3. 

Qodobada aadka laysugu diidanyahay, waxaa kamida;
 
 

 
1. In doorashada lagu galo nidaamka xisbiyada , madaama aan laysku wadi karin 4.5 iyo doorasho xisbiyo lagu galo.
 
 

2.  guddiga doorashada oo ah kuwo aan gabi ahaanba lagun kalsoonaan karin.
 
 

3.  Goobaha ay doorashadu ka dhacayso iyo cidda go’aanka ka gaaraysa.
 
 

4.  Iyo Tirada Ergada oo markii koobaad madaxweyne Farmaajo rabo in laga dhigo 301 xubnood.
 
 

 
Muranka ka taaggan arrimahaas, ayaa loo arkaa in shirka ay ka dhigeen mid jiitamaya oo aan wax go’aan ahi kasoo bixin.
Back to top button