Wararkii ugu danbeeyay ee weerarkii dalka New Zealand ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay 20 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaareen weerar nin hubeysan ku qaaday laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka Newzealand. Weerarka oo ahaa kii ugu xumaa ee dunida ka dhaca oo lagu beegsado dad muslimiin ah oo masjid ku … Continue reading 49 Qof oo lagu laayey weerar lagu qaaday Masaajidyo ku yaalla dalka New Zealand [Faahfaahin+ Sawirro]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed