FeaturedSomali News

5- qof oo lasheegay in ay ku dhinteen qarax goordhaweyd ka dhacay Muqdisho.

 

Qof isku soo rakibay walxaha qarax, ayaa isku qarxiyay, afaafka hore ee makhaayadda Blue Sky oo ka ag dhaway guriga hooyooyinka .

 

Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya, ayaa sheegaya in 5 qof  oo shacab ah ay ku dhinteen qaraxa halka 7 qof oo kalena ay ku dhaawacantay.

 

Wixii faah faahin ah kalasoco Wadani.com

Back to top button