FeaturedSomali News

$750 milyan, oo Baanka Adduunku amaahinayo Gobolka Woqooyi Bari,Kenya.

 

Bankiga Adduunka, ayaa lacag dhan $750 milyan waxa uu u qorsheeyay mashaariic horumarineed ee laga fulin doono gobolka woqooyi bari ee dalka Kenya.

Mashaariicda qorshaysan ee lacagtaasi ku bixi doonto waxa ka mid ah waddooyin iyo isgaadhsiinta internet ka oo la rabo in laga hirgeliyo gobolka.

 

Guddoomiya guddiga horumarinta ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Maxamed Guuleed Simba, ayaa sheegay in lacagtani ay tahay amaah lagu bixin doono muddo 40 ilaa 50 sano ah.

Back to top button