Somali News

9 qof oo Covid19 ugu dhintay Isbitaal Martiini

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqijisay shimashada sagaal qof iyo kiiisas cusub oo gaaraya 100 qof in ay ku soo kordheen dadka uu ku dhacay Karoona ama u dhintay.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 9 qof dhinteen 100 kiis oo cusubna soo korodhay.

 

Back to top button