Wasiir ka tirsan Jubaland oo Qarxiyey halista Mas’uuliyiinta Maamulka ku hayaan Odayaasha

Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay kashifay hanjabaadda lagu hayo iyo halista ay wajahayaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha soo xulaya Baarlamaanka Jubbaland. Wasiirka Qorsheynta Jubbaland Aadan Ibraahim Aw Xersi ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku sheegay in wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland uu odayaasha dhaqanka Beeshiisa u … Continue reading Wasiir ka tirsan Jubaland oo Qarxiyey halista Mas’uuliyiinta Maamulka ku hayaan Odayaasha