Afhayeen cusub oo loo magacaabay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha & Xukuumadda Somaliya
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in Afhayeen cusub loo magcaabay xukuumadda Soomaaliya kadib markii xilkaasi laga qaaday afhayeenkii hore C/salaam Caato oo muddooyinkii dambe howlgab ahaa. Afhayeenka cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay Allaha u naxariistee Ruugcadaagii saxaafadeed ee Cabdi Xaaji Goobdoon, waxaana afhayeenka oo ah nin … Continue reading Afhayeen cusub oo loo magacaabay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha & Xukuumadda Somaliya
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed