Agaasimaha Isbitaalka Ciidamada Xoogga Dalka oo lagu dhaawacay Qarax lala beegsaday Gaarigeeda
Agaasimaha Isbitaalka Xoogga dalka ayaa ku dhaawacantay Qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay la socotay oo saaka marayey agagaarka Isgoyska Trebunka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha Isbitaalka Xoogga Khadiijo Iimaan Caynte iyo Darawalkii Gaarigaasi oo lagu magacaabo Aadan Yare ayaa dhaawac kasoo gaaray qaraxa Miinada, iyadoo qasaare soo gaaray nooca Toyota HILUX oo … Continue reading Agaasimaha Isbitaalka Ciidamada Xoogga Dalka oo lagu dhaawacay Qarax lala beegsaday Gaarigeeda
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed