Somali News

Akhiro: magacyada Xubnaha Jubaland ku matalaya doorashada

Maamulka Jubaland ayaa ugu dambeyn mahacaabay Xubnaha ku matalaya doorashada dalka kaddib khilaaf muddo ka taagnaa arrintaas.

Halkan ka akhriso magacyadooda.

Liiska Guddiga Doorashada Jubbaland iyo Puntland oo kala ah:-

Guddiga Jubbaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Back to top button