FeaturedSomali News

Akhri magacyada 7 wasiir, oo loo magcaabay diyaarinta xilwareejinta raysal wasaaraha cusub.

Sii-hayaha xilka  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed,  ayaa todoba xubnood oo wasiirro ah  u saaray qabanqaabada  munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub ee Farmaajo mgcaabay

Xubnaha guddiga waxaa ka mid ah.

1 sii hayaha wasiirka cadaaladda Xassan Xuseen Xaaji

2 Sii hayaha wasiirka dastuurka dalka Salaax Axmed Jaamac

3 Sii hayaha wasiirka gashaandhigga Xassan Cali Maxamed (Amar-dambe)

4 Sii hayaha wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye

5 Sii hayaha wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar)

6 Sii hayaha wasiirka Qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan

7 Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Cabdirisaaq Xuseen Aadan iyo xubno kale.

18-kii bishan, ayay ahayd markii uu madaxweyne Farmaajo digreeto ku magcaanbay Eng Maxamed Xuseen Rooble, oo ah 57 sano jir aan hore loogu arag siyaasadda Soomaaliya.

Raysal wasaaraha Cusub, ayaa waxa uu la wareegi doonaa xafiis baryahanba lasheegayay in uu hareeyay jaahwareer  iyo isdhex-yaac maamul.

Back to top button