FeaturedSomali News

Akhri Magacyada 7-xubnood oo guddoomiye Cabdi Xaashi uu u magcaabay doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada Waqooyi.

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya Sanator Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa magcaabay todoba xunnood oo ka shaqeyn doona doorashada xubnaha aqalka saree ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Warqad oo ku socodsiiyay madaxweynaha, raysal wasaaraha iyo madaxweynayaasha dawlad goboleedyada, ayuu ku sheegay in xubnaha baarlamanka ee kasoo jeeda waqooyi ee halkan u joogaan midnimda umadda Soomaaliye ee Koonfur iyo Waqooyi.

 

Halka ka akhri warqadda uu qoray guddoomiha Aqalka sare ee Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

 

Back to top button