AKHRISO: Bayaanka Culus ee Xildhibaanadii dhexdhexaadinta ka waday Madaxda Galmudug [XASAASI]

Qaar ka tirsan Xildhibaanadii labada aqal ee tegay magaalada Cadaado ayaa so saaray Bayaan ay ku faahfaahiyeen wixii u qabsoomay, iyadoo ka deyriyay khilaafka madaxda Galmudug. Bayaan uu saxaafadda u akhriyay Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa nuxurkiisu ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenka ay diideen in la furo wada-xaajood lagu heshiisiinayo madaxda Galmudug. … Continue reading AKHRISO: Bayaanka Culus ee Xildhibaanadii dhexdhexaadinta ka waday Madaxda Galmudug [XASAASI]