AKHRISO DOKUMENT: Hanti Dhowrka Guud oo difaacay Agaasimaha musuqa lagu heysto ee Wasaaradda Warfaafinta

Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax ayaa qoraal uu soo saaray 12-kii bishan April maanta shaaciyay ayuu ku idifaacay agaasimayaasha dacwadu ku socoto ee Wasaaradda Warfaafinta. Hanti dhowrka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in baaritaan ay kiiskan ku hayeen ay suuragal u noqon weyday markii labada agaasime ee xilalka laga qaaday, lana soo eedeeyay lagu … Continue reading AKHRISO DOKUMENT: Hanti Dhowrka Guud oo difaacay Agaasimaha musuqa lagu heysto ee Wasaaradda Warfaafinta