AKHRISO: Heshiiska ugu weyn Farmajo & Abiy Ahmed [Itoobiya oo maalgashaneysa 4 Dekadood oo Somalia ku yaalla]

Kadib saacado ay ku jireen kulan albaabada u xiran yahay, ayay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed shaaciyeen waxyaabaha ay ku heshiiyeen. Iyaga oo shir jaraa’id ka hadlaya ayay si wadajir ah u sheegeen in labada dal uu dhex marayo iskaashi dhinacyo badan, kaas oo uu xitaa qeyb ka … Continue reading AKHRISO: Heshiiska ugu weyn Farmajo & Abiy Ahmed [Itoobiya oo maalgashaneysa 4 Dekadood oo Somalia ku yaalla]