Somali News

Akhriso: jadwalka dhismaha baarlamaanka Hirshabeelle

Guddiga Dhismaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray waqtiga la qabanayo doorsshada Xildhibaannada, guddoomiyaha Baarlamaanka iyo kulanka 1aad ee Baarlamaanka 2aad.

Back to top button