AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble
Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra’iisal wasaaraha cusub. Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka dhex muuqda qaar ka mida wasiiradii hore iyo wejiyo cusub. Waxaa xilalkooda banneeyay wasiiro u dhowaan Madaweynaha, halka qaar kale ay kusoo laabteen … Continue reading AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed