AKHRISO: Liiska magacyada xubnaha madaxweyne Farmaajo ku wehliya safarka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, waxaana ku wehliya xubno kala duwan. Xubnaha Famaajo ku wehliya safarkiisa dalka Masar ayaa waxaa ka mida wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Beeraha Sacid Xuseen Ciid, wasiirka biyaha iyo tamarta Saalim Caliyow Ibrow iyo xubno kale. Waxaa xusid mudan in wafdiga … Continue reading AKHRISO: Liiska magacyada xubnaha madaxweyne Farmaajo ku wehliya safarka Masar