AKHRISO: Magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay Degmooyinka G/Benaadir
Waxaa cawa si rasmi ah loo magacaabay Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo intoodii badneyd xilalkii laga qaaday. Guddoomiyeyaasha cusub e la mgacaabay waxay kala yihiin: Degmada C/casiis: Sharma’arke Maxamed Ladane. Degmada Kaaraan: Cabdifitaax Nuur Cali Yaano. Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale. Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud. Degmada Howlwadaag: Cabdikariin Cali Kaar . Degmada … Continue reading AKHRISO: Magacyada Guddoomiyeyaasha cusub ee loo magacaabay Degmooyinka G/Benaadir
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed