AKHRISO: Magacyada saraakiisha & Mas’uuliyiinta lagu dilay Qarixii is-midaaminta ahaa ee Gaalkacyo
Qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa la xaqijiyey inay ku dhinteen Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed . Saraakiishan ayaa ku howlaneyd soo dhoweynta Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyagoo lagu beegsday goob koontarool ah oo u dhow Garoonka ciyaaraha Gaalkacyo, halakaasoo qaraxu ka dhacay. Saraakiisha … Continue reading AKHRISO: Magacyada saraakiisha & Mas’uuliyiinta lagu dilay Qarixii is-midaaminta ahaa ee Gaalkacyo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed