Somali News

Akhriso Magacyada Xildhibaano uu Gud.Mursal ka mamnuucday Fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa 5 fadhi ka joojiyay 15 xildhibaan oo lagu helay is hortaaga kulankii golaha ee  27-03-2021.

 

Back to top button