AKHRISO: Natiiada rasmiga ah ee Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya. Cabdi Xaashi ayaa helay codad ka badan 40 oo ahaa aqlabiyad weyn, taasoo ay keentay musharixiinta u tartamayay oo ku koobnaa laba musharax. Natiijadii rasmiga ah ee codeynta waxay noqotay: Cabdi Xaashi C/llaahi  = 43 Cod Mustafe Maxamed Qodax   = 9 Cod Khudbad … Continue reading AKHRISO: Natiiada rasmiga ah ee Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi