AKHRISO: Qodobadda Heshiiska Doorashada Dadban ee 2020/21 ee lagu saxiixay Dhuusamareeb

Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay 15-19-2020. Waxaase xusid mudan in la sheego in Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland aysan shirka soo qayb galin taas oo Madaxa shirku aad uga xun … Continue reading AKHRISO: Qodobadda Heshiiska Doorashada Dadban ee 2020/21 ee lagu saxiixay Dhuusamareeb