AKHRISO: Shan Qodob oo lagu soo eedeeyay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo gaaraya 92 ayaa gudbiyey Mooshin xil ka qaadis madaxweyne, iyadoo ku soo eedeeyay inuu ku xadgudbay Dastuurka Dalka. Qoraalka mooshinka oo uu qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku eedeynaya shan qodob oo waaweyn, waxaana ka mida ku xadgudub awoodda iyo xilka Madaxweyne HOOS KA AKRISO QODOBADDA … Continue reading AKHRISO: Shan Qodob oo lagu soo eedeeyay Madaxweyne Farmaajo