AKHRISO: Shanta Qodob ee xasaasiga ah oo ku dhex jira Warbixinta Guddiga Baarlamaanka ee arrinta Qalbi-dhagax

Guddigii Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta sarkaalkii ka tirsanaa Jabhadda Ururka Xorreynta Ogadeniya ee ONLF C/Kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Itoobiya ayaa maanta warbixintooda hor geynaya Golaha Shacabka. Xukuumadda Soomaaliya muddo kadib arrintan shaacisay inuu halis ku ahaa amniga dalka, xiriirna kala dhaxeeyay Alshabaab, isla markaana Itoobiya loogu dhiibay iyadoo … Continue reading AKHRISO: Shanta Qodob ee xasaasiga ah oo ku dhex jira Warbixinta Guddiga Baarlamaanka ee arrinta Qalbi-dhagax