Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Doorashada (Awood la siiyey Guddiyada Dowlad Goboleedyada)

Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa Muqdisho lagu soo gababeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed. Waxaa laga soo saaray Qodobada ay ugu muhiimsan tahay ansixinta Guddiga Amniga Doorashada oo uu guddoomiye u yahay Ra’iisul wasaare Rooble, waxaama ka mida jiro Taliyaha Booliska Soomaaliuya iyo taliyeyaasha maamul goboleedyada. Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland waxaa … Continue reading Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Doorashada (Awood la siiyey Guddiyada Dowlad Goboleedyada)