Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

AKHRISO: War-murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Muqdisho ee Dalalka Iskaashiga Islaamka

Shirkii kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ayaa si guul ah ugu soo dhammaaday magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen wufuud ka socotay 15 dal oo ah kooxda ururka Iskaashiga islaamka ee Soomaliya.

Shirk ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 20 qodob oo si weyn loogu bogaadiyey dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka ay ka gaartay dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha, Amniga iyo dib u dhiska ciidamada, waxaana lagu soo dhoweeyay isbedellada ka dhacay Geeska Afrka.

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMMEYSTIRSAN –English

FINAL COMMUNIQUÉ OF THE OIC CONTACT GROUP MEETING ON SOMALIA

 

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media