Somali News

Al shabab oo diiday Tallaalka AstraZaneca

Ururka Al shabaab ayaa iska diiday in deegaannada uu ka taliyo lagaarsiiyo Tallaalka Covid19 ee AstraZaneca.

Warbixin ay soosaareen Al shabaab waxaa ay ku sheegeen in Fallaalkaasi uusan lahayn wax faa’ido ah sidaas darteedna aysan aqbaleynin.

Al shabab ma sheegin sababaha gaarka ah ee ay ku diideen waxaa kale oo ay ku sababeeyeen in Midowga Yurub qaarkood ay joojiyeen qaadashadisa.

Warka ka soo baxay Al shabaab ayaa waxaa soo saaday sida ka muuqata warbixintooda xafiiska siyaasadda iyo maamulka Gobollada.

 

Back to top button