Alshabaab oo shaacisay magaca & Beesha ninkii isku miidaamiyay weerarkii Beled-xaawo
Warbaahinta Al-shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii waday gaarigii isku qarxiyay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Beledxawo. Iss-miidaaiyaha fuliyay weerarkii ay Alshabaab shalay muddo kooban ku qabsadeen degmada Beled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu magacaabaa Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr), wuxuuna kaso jeedaa o u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle. Ninkan oo wareysi … Continue reading Alshabaab oo shaacisay magaca & Beesha ninkii isku miidaamiyay weerarkii Beled-xaawo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed