Alshabaab oo sheegatay inay Qarax is-miidaamin ku dishay Ciidamo uu ku jiro Askari Mareykan ah

ALshabaab ayaa sheegatay weerar ka dhacay degaanka Gandershe ee Gobolka Sh/Hoos, kaasoo ahaa is-miidaamin lagu qaaday ciidamo Soomaali iyo Amrican isugu jiray. War kasoo baxay Alsahbaab ayaa lagu sheegay in Gaari laga buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday is-miidaamiye lagu weeraray ciidamadan oo ku sugnaa degaanka Gendershe, laguna dilay 5 askari oo uu ku jiro … Continue reading Alshabaab oo sheegatay inay Qarax is-miidaamin ku dishay Ciidamo uu ku jiro Askari Mareykan ah