Somali News

Askari Boolis ahaa oo lagu dilay Muqdishoo

Askari ka tirsanaa Ilaalada Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Aadan Ibraahim Shamiindo oo katirsana Ciidanka Boliiska ayaa sakay gacan ka xaqdaran ku dishay magalada Muqdisho.

Askari kale oo boolis ah oo ay si gaar ah uga wada tirsanaayeen ilaalada Taliyaha Ciidamada booliska ayaa dilka ugeystay Askariga.

Aadan ibraahim Askarigii dilay ayaa baxsaday Taliyaha iyo saraakiisha la shaqeysana kuma guuleysanin in ay soo qabtaan gacan ku dhiiglihii dilka geystay

Maxkamadda Ciidamada ayaa dhowr jeer xukuno kala duwan Ku ridday askarta dowladda oo faldambiyeeydo kala duwan geystay.

Back to top button