Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya aysan wax door ah ku lahayn doorashooyinka Jubbaland. Maamulka Jubbaland ayaa caddeeyay inuu go’aansaday in mas’uuliyadda Doorashada ay gebi ahaan leedahay Jubbaland, waxaana looga digay dowladda federaalka inay faragelinta ka joojisay maamul … Continue reading Axmed Madoobe oo jawaab kulul ka bixiyey Qoraalkii xukuumadda Somalia [Gorgortan kama galeyno Doorashada]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed