Somali News

Axmed Madoobe oo xilka ka qaaday Wasiir Janan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilkii ka qaaday  C/Rashiid C/Nuur Janan wasiirkii AMniga Jubaland.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubaland ayaa xilka looga qaaday Janan oo ka goostay Jubaland kuna biiraya dowladda Federaalka ah.

May be an image of ‎text that says "‎DOWLAD GOBALEEDKA JUBALAND ee SOOMAALIYA Xafiiska Madaxweynaha صومالية جوبالاند إقليم دولة الرئيس مكتب JUBALAND STATE OF SOMALIA Office President Tix-Raac:Xm/Dgis/226/2021 Taariikh: 20ka March 2021 UJEEDDO: UJEEDDO:XILKAQAAI Markuu Arkay: Markuu Latashaday: Dastuurka Dowlad Goboleedka ubaland Cutubkiisa 4aad ,Qodobkiisa7 72aad Farqadiisa 3aad eeku aadan awooda Madaxweynaha magacaabista Golaha Fulinta Dowlada Bobaleedka| Jubaland; adaxweyne ku xigeenada Dowlad Gobaleedka Jubaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland wuxuu Xil qaadis ku sameeyay Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, wasiirkii Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland, Wabilaahi Towfiiq Mahadsanid7 Mudane Axmed MasamedAshaamk Madaxweynaha Dowlad Geboteedka Jubaland Statehouse, Kismayo, Jubalano State of Somali Email: presidency@jubalanstate.so‎"‎

Back to top button