Somali News

Baasaboorka Soomaaliya oo kaalinta 106aad ka galay Adduunka

Baasaboorka Soomaaliga ah ayaa kaalinta 106aad ka galay Baaasaboorrada ugu tayada wanaagsan Adduunka iyada oo midka Dalka Japan uu noqday kan ku jira kaalinta 1aad.

Baasaboorka Soomaaliga ah ayaa waxaa Fiiso la aan lagu geli karaa 33 dal ama fiisaha imaanashaha ee lagu bixiyo Garoomada.

Waxaa ay isku meel ku jiraan Baasaboorka Dalka Yemen,waxaana kaliya ka hooseeya dalalka kala ah; Afghanistan, Iraq, Syria iyo Pakistan.

Baasaboorrada ugu awoodda badan Adduunka;

1. Japan (191 destinations)

2. Singapore (190)

3. South Korea, Germany (189)

4. Italy, Finland, Spain, Luxembourg (188)

5. Denmark, Austria (187)

6. Sweden, France, Portugal, Netherlands, Ireland (186)

7. Switzerland, United States, United Kingdom, Norway, Belgium, New Zealand (185)

8. Greece, Malta, Czech Republic, Australia (184)

9. Canada (183)

10. Hungary (181).

Baasabboorrada ugu tayada liita Adduunka.

101. Iran, Bangladesh (41 destinations)

102. Lebanon, Kosovo, Sudan (40)

103. North Korea (39)

104. Libya, Nepal (38)

105. Palestinian territories (37)

106. Somalia, Yemen (33)

107. Pakistan (32)

108. Syria (29)

109. Iraq (28)

110. Afghanistan (26)

 

Back to top button