Somali News

Bangiga dhexe oo digniin u diray Xawaaladaha iyo Bangiyada diiddan $50ka dollar

Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay siidmada lacagta $50ka doollar ah ee Mareykanka.

War ka soo baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa looga digay Xawilaadaha iyo Bangiyada gaarka ah in ay joojiyaan adeegsiga lacagtaasi.

Back to top button