Somali News

Bangiga dhexe oo ka hadlay jiritaanka dacwad laga gudbiyay Bangiyada qaar

Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyay war lagu baahiyay baraha bulshada kaas oo sheegayay in dacwad ka dhan ah qaar ka mid ah Bamgiyada gaarka loo leeyahay la gaarsiiyay Bangiga.

Warqad ka soo baxday Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay been abuurtahay eedeynta ka dhanka ah Bangiyada qaar islamarkaana aanay jirin wax dacwad ah oo la gaarsiiyay Bangiga dhexe.

Back to top button