Beesha Caalamka oo War-cusub kasoo saartay Ismari-waaga ka taagan Doorashooyinka Somaliya (Akhriso)

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war cusub kasoo saartay is-mariwaaga ka taagan Doorashooyinka Soomaalia, iyagoo walaac ka muujiyey xaallada taagan, baaqna diray Madaxda dalka. “Saaxiibada Beesha Caalamka waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka … Continue reading Beesha Caalamka oo War-cusub kasoo saartay Ismari-waaga ka taagan Doorashooyinka Somaliya (Akhriso)