Somali News

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Ciidanka la sheegay in la geeyay Garoonka Aadan Cadde

Coidanka Booliska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray hadal heynga la xiriirta in Ciidan ka tirsan Booliska gaar ahaanna Haramcad la geeyay Garoonka Diyaaradaja Aadan Cadde ee Muqdisho halkaas oo uu maanta ka furmayo shirka wadatashiga Qaran.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu beeniyay warkaas waxaana lagu yiri.

 

Back to top button