Somali News

Booliska Soomaaliya oo soo saaray digniin la xiriirta weerarro u qorsheysan Al shabab

Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray digniin la xiriirta in Rag ka tirsan AL shabaab ay damacsanyihiin weerarro ay ka geystaan gudaha Magaalada Muqdisho.

Digniinta ayaa muujineysa in weerarradaas lala damacsanyahay Hoteellada ku yaalla Jidka Makal Al Mukarrama ee gala Madaxtooyada Soomaaliya.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Ragga weerarradaas geysanaya ay tiradooda gaareyso ilaa 10 kuna suganyihiin Degmada Xamarjajab ee Magaalada Muqdisho.

No description available.

Back to top button