Browsing: BREAKING NEWS
Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday.
Qaar ka mida xildhibaannada mucaaradka ah ayaa goor dhoweyd lagu arkay xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyagoo wata Boorar oo ku…
Qasaarasha ka dhashay qarax maanta duhurtii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay, iyadoo qaraxaasi lala beegsaday Maqaayadda Bilsan ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo ka dhashay Gaari laga buuxiyey…
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo ka mida caasimadda magaalada Muqdisho, iyadoo muddooyinkii dambe ay sii kordheen qaraxyada.
Qarax xoog leh ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafadda Cali Kamiin ee caasimadda Muqdisho, iyadoo loo adeegsaday miinada dhulka la…
Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyey dab xoog leh oo ka kacay Gaariga, iyadoo uu waxyeelo u geystay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, siiba meel u dhow…
Baaraha gaarka ah ee Robert Muller oo loo saaray arrinta muranka badan ka taagnaa ee lugtii uu Ruushku ku yeeshay…
Ciidamada dowladda ayaa ku jira howlgal laguy badbaadinayo shaqaalaha Wasaaradad Shaqada iyo Shaqaalaha oo xaruntooda Muqdisho ay weerar ku galeen…
Alshabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka Qaraxyada ku bilowday ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Muqdisho aya sheegaya in dabley hubeysan ay gudaha u galeen xarumo wasaaradeed oo ku yaalla…
Qarax labaad goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qaraxii joowaad oo lagu weeraray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda…
Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan…
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyay ku jirtay heegan amni.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga dowladda ay is rasaaseyn dhex martay Gaari hubeysan oo diiday inuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heleyaa qarax gaari oo caawa ka dhacay Isgoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho.
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyey xilliga uu…
War kasoo baxay ciidamada amniga ayaa lagu sheegay in 19-kii Maarso lagu qabtay magaalada Muqdisho sarkaal sare oo ka tirsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
