Browsing: BREAKING NEWS
Fahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar Qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Midwoga Yurub ee taageera dowlada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax lala beegsaday ciidamo ka tiran mlateriga Talyaaniga.
Qarax xoog leh ayaa laga maqlay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, iyadoo qeybo badan oo ka tirsan magaalada laga dareemay qaraxaasi.
Waraka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha.
Koox hubeysan ayaa dil ka geystay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro ah.
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii mattaanaha ee ahaa ee galabta ka dhacay Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu…
Labo gaari ayaa ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in labada gaari ay haayeen kuwo lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal naxdin leh oo maanta ka dhacay xarunta a Jaamacada Soomaaliya ee xaafadda Baar…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in koox hubeysan ay Gabar Ardayad ah ku dhex dileen xarunta Jaamacada Soomaaliya ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari lagu xiray lagu dhaawacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusmareeb ayaa sheegay in kulan ay halkaasi ku yeesheen xildhibaano ka tiran Baarlamanka Galmudug iyo kuwii…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku…
Xarunta degmada Hodon ayaa maanta lagu qaaday qarax is-miidamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Qarax xoog leh ayaa saaka lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyado laga maqlay inta badan magaalada.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ruxay qeybo badan oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada dalka ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ay xiriirka u jareen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Asamra ee dalka Eriteria, iyadoo ay tahay booqashadii labaad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in doorashadii Kursi Baarlamaan oo maanta ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb ay ka dhacday arrin…
Weerar Qarax is-miidamin ah ayaa maanta lagu qaaday Xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur xoog leh kasoo gaaray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lagu weerarray xarunta degmada Howlwadaag ee…
