Browsing: BREAKING NEWS
Warar goor dhow naga soo gaaray Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan qarax gaari waxyaabaha qarxa ay saaran yihiin in…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu baaqday kulankii Baarlamaanka ee maanta.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qof is miidaamiyay uu isku qarxiyay Baar dhexdiis.
Sawirqaade Mukhtaar Nuur ayaa caawa la sii daayay kadib muddo saddex maalmood ka badan oo uu ku jiray Xabsiga NISA…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaarka mid ka mida…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada xaflad lagu shaacinayo golaha wasiirada cusub ee…
War laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaweyd kalsoonidii kala noqdeen, isla markaana rideen…
War hadda soo dhaca ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid ka mida suuqyada ugu waawen ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo taabacsan Wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ay qarka u…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta toogasho ku dileen taliyihii ciidamada dowladda ee degmada…
Wararka laga helayo magaalada Berbera ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya inuu dab qabsaday Dekadaasi oo qeyb ka mida ay ololeyso.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in weerar culus oo ay saaka qaadeen ay ku qabsadeen degaano…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysteen magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu xilligan ku gubayo Isgoyska KM 4…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen caawa maqribnmadii.
Agaasinka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo.
Qarax weyn ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.
