Browsing: BREAKING NEWS
Dilaagii weriyaha Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo dhowaan Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ay ku riday xukun dil…
Wararka lga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay ciidamada Maamulka Galmudug iyo Al-shabaab, dagaalka oo ah…
Wararka laga helayo dgaalka saaka ka qarxay aagga Garacad ee dhex maraya ciidamada Puntland iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamadii…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, qaraxa ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Puntland iyo Alshabaab ee ka socda degaanka Suuj ayaa sheegaya inuu dagaalku weli xowli uga…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay inay ka war heshay qorshe Alshabaab ku dooneyso inay weeraro ku qaado Dekadaha…
Waxaa magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belguim laga maqlay rasaas la is weydaarsanayo iyadoo xilligaasina uu socday howlgal ciidamada dalkaasi…
Maleeshiyada Alshabaab ee caawa la wareegay degaanka Garacad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo hoostaga maamul goboleedka Puntland ayaa…
War degdeg ayaa ka soo baxaya qarax goor dhoweyd ruxay caasimada dalka Turkiga ee Ankara. Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Dajimaale ee Bariga Gobolka uu ka qarxay dagaal dagaal Culus oo u dhexeeya…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax ka dhashay miino la geliyay goob ay fariistaan ciidamada oo ku dhow…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu goor dhoweyd ka dhacay Qarax xoog leh…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarixii saaka ka dhacay xarunta gaadiidka Booliska degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho kadib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentegon ayaa goor dhow shaacisay inay diyaaradaha DRONE-ka ee aan cidna wadin weerar ay ku qaadeen…
Wararka ugu danbeeye ee laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay saaka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan uu ka dhacay qarax weyn oo geystay khasaare.…
Ururka Al-Shabaab, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii diyaaradda Daallo Airline ee horraantii bishan February lagu qaaday iyadoo markaasi ka duushay garroonka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada oo laga maqlay inta…
Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo Airlines uu dab ka kacay…
